Xafiiska Britain ee Soomaaliya waxaa uu mas'uul ka yahay kormeeridda gaarsiinta iyo hirgelinta istiraatiijiyadda UK ee Soomaaliya.

Waxaana soo hoos gelaya arrimaha siyaasadda, ammaanka, horumarinta, dhaqaalaha iyo kuwa goboleed. Waxaa madax ka ah Safiirka Britain ee Soomaaliya, Matt Baugh, waxaana ka wada shaqeeya shaqaale ka kala tirsan Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka, Waaxda Horumarinta Caalamiga ah, iyo Wasaaradda Difaaca, waxaana ka wada tirsan dad ka kala shaqeeya Nayroobi iyo Addis Ababa labadaba.

Adeegyadeenna

Visas

For information on whether you require a visa for the United Kingdom and how to apply go to the UK Border Agency website

Births, deaths and marriages

Information on how you can register a birth or death which occurred overseas, and legal documents for couples marrying or entering into civil partnerships abroad.

Passports and emergency travel documents

How to renew or replace your British passport when visiting the UK and information on getting replacement travel documents if your passport is lost or stolen.

Travel advice

Information on staying safe and avoiding problems when living or travelling abroad, with links to our embassies, high commissions and other diplomatic posts across the world.

Legalisation Service

How to get official confirmation that your UK public documentation is genuine so it can be accepted by foreign authorities. The UK does not require any documents to be legalised for use within the UK.

Dadkayaga

Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya
Mike Nithavrianakis

Nagala soo xidhiidh


British Embassy Mogadishu

British Embassy Mogadishu
Mogadishu
Somalia

Public access to embassies, high commissions and consulates is by appointment only
-

To call us in an emergency or send us an online enquiry use our contact form: https://www.contact.service.csd.fcdo.gov.uk/posts/somalia/british-embassy-mogadishu

Wakhtiyada galitaanka iyo furitaanka

Macluumaadka shirkada