Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) waxa uu soo dhaweeynayaa Magacaabida iyo ansixinta waziirada cusub ee dowlada Soomaaliya
Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) waxa uu soo dhaweeynayaa Magacaabida iyo ansixinta waziirada cusub ee dowlada Jamhuuriyada fadaraalka ee Soomaaliya
Boqortooyada Midoowdey ee Ingiriiska waxa eey soo dhaweeyneeysaa ansaxida waziirada cusub eey ansaxiyeen baarlamaanka dalka Soomaaliya taariiqda marka eey aheeyd 9ka bisha febraayo. Tani waa fursad kadhigeeysa dalka in uu horey ugutalaabo sidii loogaarilahaa hadafka laguxusey aragtida 2016 iyo qorshaha cusub ee loogugogoleeyahay oo eeyna kujirto in horumar lagagaaro qabashada doorasho, sameeynta dowlad goboleedyo loowdadhanyahay ee fadaral ah, in horumar laga gaaro nabad sugida iyo horumarka, dhinaca shirkadaha doowlada oo Masuuliyad iyo xisaabtankudhisan.
Waxaa muhiim ah in dowlada eey si dhaqsa ah ubilaawdo waxqabadkeeda ku aadan in mudnaan eeysiiso hadafyada aanuxusnay. Waxaanu rajeeyneeynaa in aan lashaqeeyno dowlada cusub si eey guulkagagaarto hadafyada, tani oo muhimadnaq u’ah dowlad mas’uuliyadqaadata, wadajirna kushaqeeysa iyo tixgelisa xuquuqda aadanaha.
Updates to this page
Markii ugu dambaysay ee la cusboonaysiiyay 10 February 2015 + show all updates
-
Added translation
-
Added translation
-
First published.